Faahfaahin: Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo dil & dhaawac loo geystay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan kooxo hubeysan oo xalay weerar  sababay dhimasho iyo dhaawac ku qaaday askar ka tirsan Booliska Maamulka Puntland oo ku sugnaa magaalada Boosaaso. Weerarka ayaa la sheegay inuu dhacay, xili ciidamada booliska Puntland ay ku guda jireen howlgal ay ka wadeen Bartamaha magaalada Boosaaso, kaasoo lagu xaqiijinayey amniga magaaladaasi. Inta … Continue reading Faahfaahin: Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo dil & dhaawac loo geystay